Home | About | Donate | FAQ | Contact
An independent radio supported by the Diaspora Somaliland community.
Weriyeyaasha Horyaal
Get your free email address at Somaliland.com
*
Halkan riix
Real Audio
19 April 2008 (SABTI)
HALKAN KA DHEGEYSO: - Maamulaha Shirkadda wadda Dhismaha Biriijka 2aad ee Hargeysa oo ka warramay wakhtiga uu dhammaanayo dhismaha Biriijka, kana jawaabey laaluush lagu eedeeyey inuu siiyey Wasaaradda H/Guud. - Saxaafadda Madaxa bannaan iyo ta madaxa bannaan oo Shir ka yeeshay doorkeeda xaaladdan xasaasiga ah iyo cambaarayn adag oo loo jeediyey Telefishanka Madaxtooyada
*
Halkan riix
Real Audio
17 April 2008 (KHAMIIS)
HALKAN KA DHEGEYSO: - Badhasaabka cusub ee Gobolka Togdheer oo xilka ku wareejiyey iyo Badhasaabkii xilka laga qaaday oo ka warramay sababihii xil-ka-qaadista - Xaflad loo sameeyey sannadguurada Wargeyska Geeska Afrika oo kulmisay Saddexda xisbi Qaran iyo doodda xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorka saxaafadda - Gaarriye oo ku baaqay inuu mar kale dhexdhexaadin ka geli doono khilaafka taagan
*
Halkan riix
Real Audio
16 April 2008 (ARBACA)
HALKAN KA DHEGEYSO: - Cuqaal iyo Odayaal lagu xidhay Hargeysa iyo Waraysi aanu kala yeelanay Chief Caaqil Deeq Cabdillaahi oo isagana boolisku doondoonayo - Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hargeysa iyo Oday Deyr Maxamed Cilmi oo iyaguna Shir jaraa;id qabtay Shir jaraa;id oo ay kaga hadlayaan xadhigoodii iyo sidii loo siidaayey iyo arrimo kale - Guddoomiyekuxigeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE oo ka dalbaday Wasiirka Arrimaha Guduhu inuu keeno caddaynta Eedayntii Xisbiga KULMIYE - Muddaharaad lagaga soo horjeedo Mudda-kordhinta Madaxweynaha oo ka dhacay Ceel Afweyn: Warbixin
*
Halkan riix
Real Audio
15 April 2008 (SALAASA)
HALKAN KA DHEGEYSO: - Ururka Qaran oo Shir jaraa;id ku caddeeyey Mawqifkooda ku wajahan go;aanka Guurtidu muddada xilka ugu kordhisey Madaxweyne Riyaale, talooyinna soo jeediyey - Dhallinyaro u dhalatay Gobolka Sanaag oo iyaguna Shir jaraa;id oo ay ku cambaaraynayaa mudda-kordhinta Madaxweyne Riyaale ku qabtay Hargeysa - Weriyaha Jamhuuriya ee Boorame oo la xidhay iyo Waraysi ku saabsan sababta loo xidhay - Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hargeysa oo la siidaayey
*
Halkan riix
Real Audio
14 April 2008 (ISNIIN)
HALKAN KA DHEGEYSO: - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ku eedeeyey Weftigii Midowga Yurub iyo Deeqbixiyayaasha inay fidno ka abuureen Dalka: Hadal uu Wasiirku u jeediyey Guurtida - Isu soo bax ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Mudda-kordhinta Madaxweynaha oo ka dhacay Burco: Warbixin - Dood xildhibaanada golaha Wakiilladu ka yeesheen Xeerka Dhulka - Badhasaabka Gobolka Togdheer oo xilka laga qaaday

Radio Horyaal started its programs for the first time in March 2005 to provide a badly needed news and information for the Somaliland community back home and also scattered through out the globe. Read more about Radio Horyaal

What does Radio Horyaal do. Is there a demand for its services? Find out ...