19 April 2008 (SABTI)
HALKAN KA DHEGEYSO:
- Maamulaha Shirkadda wadda Dhismaha Biriijka 2aad ee Hargeysa oo ka warramay wakhtiga uu dhammaanayo dhismaha Biriijka, kana jawaabey laaluush lagu eedeeyey inuu siiyey Wasaaradda H/Guud.
- Saxaafadda Madaxa bannaan iyo ta madaxa bannaan oo Shir ka yeeshay doorkeeda xaaladdan xasaasiga ah iyo cambaarayn adag oo loo jeediyey Telefishanka Madaxtooyada